Shir Xasaasi ah oo u dhaxeeya Musharaxiinta iyo Ra’isul Wasaare Rooble oo socda (Sawirro)

Waxaa goordhaw Hotelka Decale ee magaalada Muqdisho ka furmay shir u dhaxeeya Ra’isul Wasaaraha Xilgaarsiinta Xukuumada Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Golaha Midowga Musharaxiinta Mucaaradka . Shirkan u furmay Ra’isul Wasaare Rooble iyo Musharaxiinta oo ah kii sadexaad ay isugu yimaadaan ayaa waxaa looga hadlayaa xaalada siyaasadeed ee dalka gaar ahaan muranka ka taagan doorashada … Continue reading Shir Xasaasi ah oo u dhaxeeya Musharaxiinta iyo Ra’isul Wasaare Rooble oo socda (Sawirro)